Ololaha doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday maanta iyo Xisbiga UCID oo..

Ololaha doorashada Baarlamanka iyo goleyaasha degaanka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday guud ahaan gobolada maamulka Somaliland. Maaddaama xisbiyada mid walba maalin gaar ah loo qoondeeyey inuu ololihiisa qabto waxaa maanta billaabay xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo uu hogaamiyo Feysal Cali Waraabe Ololahan ayaa Cudurka COVID-19 awgeed loo xaddiday muddada uu socon doono … Continue reading Ololaha doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday maanta iyo Xisbiga UCID oo..